Quraan saar
xarunta waxaad ka helaysaan dhamman mudaawaadka noocyadeeda kala duwan.
Ku soo dhowow DARU-SHIFA Online — daru-shifa waa xarun loogu talagalay dadka soo gaari waayay xarunta ee ubaahan quraan saar in si online ahaaaan quraanka loo saaro.
Waxaa xarun quraan saar ah oo lagu daaweeyo isha xasadka sixirka dabeesha umu sibyaanta welwelka hurda la aanta.
xarunta waxaad ka helaysaan dhamman mudaawaadka noocyadeeda kala duwan.
Ku biir wada hadal cod ah oo kooxeed.
Ku biir kulan muuqaal ah oo kooxeed marka adeegga Live Call la hawlgeliyo.
waxaan saarnaa quraanka kariimka dadka 2 da cirgaduud salaada subax ka bacdi iyo salaada casir kabacdi
Waxbarasho online ah iyo xiriir joogto ah.
Si fudud ula xiriir DARU-SHIFA.
Bilowga adeegga online.
DooroWaxaan saarnaa Quraanka Kariimka dadka laba jeer: salaadda Subax ka dib iyo salaadda Casar ka dib.
Waxbarasho online ah iyo xiriir joogto ah.
Si fudud ula xiriir DARU-SHIFA.
Haddii aad rabto macluumaad dheeraad ah, nala soo xiriir WhatsApp ama email.